Lacagta Qadar ku bixineyso Dhismaha Garoomada Koobka Aduunka oo 17 Jeer ka badan  Miisaaniyada dowlada Soomaaliya ee..

Dowlada Qadar ayaa diyaar garow xoogan ugu jirta marti galinta koobka aduunka oo lagu wado in dalkaasi lagu qabto sanadka 2022-ka, waxaana dalkaasi wali ka socda dhismaha garoomada lagu ciyaarayo ciyaaraha kala duwan ee Koobka aduunka. Lacagta dowlada Qadar ku bixineyso dhismaha garoomada kubada cagta iyo dhismayaasha kale ee muhiimka ah ayaa la sheegay in … Continue reading Lacagta Qadar ku bixineyso Dhismaha Garoomada Koobka Aduunka oo 17 Jeer ka badan  Miisaaniyada dowlada Soomaaliya ee..